Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hor Leh Sheeko:Dalka Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay deegaanno hor leh oo gobolkaasi ah. Degmada Mahadaay iyo deegaanno kale ayaa lasoo sheegayaa in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibadbax Ka Socda Magaalada Muqdisho Dibadbax ay dhigayaan darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha ayaa haatan waxa uu ka socdaa qeybo ka mid ah wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Waxa ay xirteen dibadbaxyaasha Igosyska Zoobe illaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Km-4 iyo Tareebiyaano. Sida ay dad goob joogayaal ah inoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Maamulka Dakhliga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta Maaliyadeed ee dalka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoonka…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Halkan ka Akhriso Hadaljeedinta Trump Ee La Xariirta Dilka Al-Baqdaadi. Madaxweynaha Mareykanka Donal Tramp ayaa ka hadlay dil uu sheegay in ay u geeysteen hoggaamiyihii ugu sarreeyay ee ISIS. Trump ayaa hadalkiisu ahaa ; “Xalay dowladda Mareykanku waxay caddaaladda hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gargaar iyo Guddiga Gaaray Magaalada Baladweyn Wararka aan ka heleyno magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in halkaasi ay maanta gaartay diyaarad sidday gargaar banii’aadnimo. Diyaaradda oo ay saarnaayeen inta badan bustooyin iyo baco ayaa goor sii horeysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fatahaadda Webiga Jubba oo Khasaare Geystay Labadii todobaad ee ugu dambeysay waxaa soo fatahay webiga Jubba kaas oo mara deegaanno ka mid ah Gedo iyo Labada Jubba. Fatahaadda darteed qoysas badan ayaa ka barakacay gurihii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saaka iyo Baladweyn: Dad Go’doonsan iyo Odeyaal Ka Cabanaya Dowladda Federaalka Ah Weriyaha Goobjoog News ee Baladweyn waxaa uu sheegayaa in biyihii Webiga Shabeelle ay weli ku socdaan xaafadaha magaalada. Waxaa jira meelo go’doonsan oo ka inta badan xaafadda Hawl-wadaag, Buundaweyn, Xaawo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad-baxyo Maalintii 2aad Ka Socda Muqdisho Waxaa maalintii 2-aad ay dibad-baxyo lagu dalbanayo jidadka in la furo iyo arrimo kale ay ka socdaan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Gaadiidleyda gaar ahaa kuwa BL-ka ayaa ka cabanaya jidadka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ka Hadlay Fatahaadaha Xildhibaanada Golaha Shacab Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalafadhiga lixaad kulankii afaraad,kaasi oo uu shirguddoominayay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha mudane Cabdiweli Sheikh Ibraahim Muudeey. Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa…