Dowladda Federaalka Ah oo Guddi u Saartay Fatahaadda Baladweyn Sheeko:Dalka, War Dowladda federaalka ah ayaa maanta guddi gurmad ah u saartay fatahaadaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobalaka Hiiraan, halkaas oo Wabiga Shabeelle uu ka geystay fatahaado saameeyay inta badan ee magaalada.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Dani “Mudadii Aan Joognay Isbedal Amni Ayaan Sameennay” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa maanta waxa uu su’aallo uga jawaabay xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Su’aalaha la weydiinayey ayaa u badnaa amniga iyo sidoo kale dhanka dhaqaalaha,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DFS Oo Ciidan Dheeraad Ah Geysay Dhuusamareeb Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo dheeraad ah ay geysay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Sida ay inoo sheegeen saraakiil ku sugan Dhuusamareeb, ciidamadan ayaa ah kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xaafadaha Baladweyn oo Biyo Qariyeen, Hirshabelle iyo Villa Somalia oo Aamusan Wararka aan saaka ka heleyno magaalada Baladweyn ee caasimadda gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qeybo horleh oo magaalada ah ay biyo qariyeen. Xaafadaha aadka u daran waxaa ka mid ah …
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Dibad-baxayaal Xirtay Marinnada Ugu Muhiimsan Caasimadda Muqdisho Dibad-baxayaal careysan oo dhagxaan tuuraya ayaa goordhow waxaa ay xireen qaar ka mid ah jidadka Muqdisho, iyaga oo gawaariga u diiday iney maraan. Darawallada BL-ka ka shaqeeya gudaha Muqdisho ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Guddiga Farsamo ee Doorashada Galmudug oo La Doortay Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb lagu doortay guddoonka farsamada doorashada dowlad goboleedka Galmudug. Cabdinasir Geelle ayaa noqday guddoomiyaha guddiga farsamada halka Axmed Caafi loo doortay ku-xigeenkiisa. Guddigan waa midka ay horay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AMISOM oo Mar Kale Soomaali Dishay Ciidamada AMISOM ayaa maanta dad rayid ah oo la sheegay iney beeraley ahaayeen waxaa ay ku dileen deegaanka Buurane oo hoos yimaada degmada Mahadaay ee gobalka Shabeellaha dhexe oo kana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyey Sharci Muhiim Ah Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ansixiyey sharciga dakhliga guud ee qaranka. Ilaa 31 mudane oo ka tirsan senatorada ayaa ogolaaday sharciga sharciga dakhliga guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Mar Kale Kursi Ka Weysay Hoggaanka IGAD Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Mr. Abiy Ahmed ayaa waxaa Workneh Gebeyehu u magacaabay xoghayaha guud ee IGAD. Workneh Gebeyehu waxaa uu horay u soo noqday wasiirka gaadiidka, wasiirka arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Nabad La Dhexdhigay Beelo Ku Dagaalsanaa Ceelbarde, Xudur Nabadoonnada iyo wax garadka gobalaka Bakool ayaa ku guuleystay in dhex dhexaadin iyo waanwaan ay ka dhex sameeyaan laba beelood oo walaalo ah oo ku dagaalamay degmada Ceelbarde iyo deegaanno…