Xildhibaanno Ka Horyimid Mamnuucidda Puntland ee Xafiisyada Wasiirrada Federaalka Ah Sheeko:Dalka Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa mamnuucday in wasiirrada xukuumadda federaalka ah ay xafiisyo ka furtaan gudaha Puntland. Maamulka Puntland ayaa howsha ay wasiirrada wadaan ku tilmaantay sharci… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabelle Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey Maxamed Cali Caadle, wasiirka arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa xilkii xubinnimo ka qaaday Aadan Cali oo ka mid ahaa guddiga xuduudaha Hirshabelle oo dhowaan isaga magacaabay. Lama oga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF oo taageertay Dedaallada Soomaaliya Ee Ka Guul Gaaridda Qorshaha Deyn Cafinta Agaasimaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva oo kulan la yeelatay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa shaacisay in si buuxda ay u taageersan tahay dadaallada loogu jiro in Soomaaliya laga cafiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer ilaaliyaha Puntland oo Ka Hadlay Weriye La Xiray Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad gobaleedka Puntland Maxamuud Xasan Aw-Cismaan ayaa maanta ka hadlay xariga ciidama ammaanka ay u geysteen wariye Axmed Sheekh Maxamed oo ahaa agaasimihii radiyo Daljir oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Tahay Sababta Warbaahinta Looga Mamnuucay Tabinta Wararka Golaha Shacabka? Golaha shacabka ayaa maanta cusbooneysiiyey kalfadhigooda 6aad, iyaga oo ku kulmay aqal cusub oo dalka Turkiga uga hirgeliyey gudaha Villa Somalia. Arrintan ayaa timid kadib markii uu furay madaxweynaha 9kii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar loo Xiray Dilkii Taliye Maadeey Suleebaan Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta shaaca ka qaaday in xabsiga la dhigay ciidamadii ku sugnaa Koontaroolikii habeenimadii xalay lagu rasaaseeyay gaari uu watay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Komandooska ee …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Jalalaqsi: Waxaan Dilnay 20 Al-shabaab Ah Maamulka demada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay dileen xubno ka mid ah Al-shabaab, kadib weerar ay ciidanka DFS ku qaadeen gaari ay la socdeen xubnahan la dilay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulankoodii caadiga ah ku yeelanayaan xaruntooda cusub ee Villa Hargeysa. Ajendaha kulanka maanta ay xildhibaannada yeelanayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Ka Qeybgashay Shirka Sanadlaha Ah ee Bagiga Adduunka iyo IMF Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane; Xasan Cali Kheyre, ayaa Magaalada Washington DC ee Caasimadda Dalka Mareykanka uga qeyb galay shirka miiska wareegsan ee Bangiga iyo hey’adda Lacagta Adduunka.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Keenay In ICJ Diido Doodda Soomaaliya oo Qaadato Midda Kenya?! Maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ ayaa dib u dhigtay mar kale dhageysiga dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya ilaa June ee sanadka dambe. Qoraal maanta kasoo baxay Maxkamadda ayaa lagu…