4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wareysi: Kenya oo Sheegtay In Kiiska Badda Ay Wada Hadal Kula Jiraan Soomaaliya Xoghayaha Joogtada Ah Ee Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya. Amb.Macharia oo wareysi siiyey Citizen TV ayaa ka hadlay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya. Halkan Ka Akhriso: Waxaa jira muran dhuleed…