Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Shirkadaha Dalka Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa ku ansixiyay Hindise sharciyeedka Shirkadaha Dalka. Kulakii 17aad ee Kalfadhiga 6aad ee Golaha Aqalka sare oo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhuusamareeb: Itoobiyaanka Oo Amniga La Wareegay iyo Villa Somalia oo Siyaasadda Ah Wararkii ugu dambeeyey ee ay Goobjoog News ka hesho magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in shalay ay magaalada soo gaareen ciidamo Itoobiyaan oo xoojinaya qaar isla dalkaasi ah oo horay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Cusub Oo Loo Doortay Guddiga Doorashooyinka Somaliland Kulank ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxay ku doorteen guddoomiye cusub. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa loo doortay C/rashiid Riyo Raac, iyadoo xubnaha guddiga ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA: 574 Kun Qof Ayeey Waxyeello Kasoo Gaartay Fatahaadihii Soomaaliya Warbixin uu Shalayto oo Jimca ahayd soo saaray Xafiiska xiriirka howlaha Bini’aaddam-nimada QM ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ay 574,000 Qof wax yeello kasoo gaartay fatahaadihii dhowaan ka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xibiga Wadajir Oo Ka Digey Faragelinta Ciidanka Itoobiya Ee Galmudug Iyo Jubbaland War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa looga hadlay faragelinta ay Itoobiya ku hayso siyaasadda gudaha ee Soomaaliya, gaar ahaan Jubbaland iyo Galmudug. Xisbiga ayaa sheegay in wax laga xumaado ay…