U bood dhigaalka

Guddoomiye Cusub Oo Loo Doortay Guddiga Doorashooyinka Somaliland

Nofeembar 30, 2019

Kulank ay maanta magaalada Hargeysa ku yeesheen guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa waxay ku doorteen guddoomiye cusub.

Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa loo doortay C/rashiid Riyo Raac, iyadoo xubnaha guddiga ay sheegeen in shaqsiga u qalmo qabashada xilkan.

Doorashadan ayaa imaaneysa xilli horey u jirtay cabasho badan oo laga muujinayey guddiga doorashada Somaliland.

Goobjoog News