Puntland Oo Is Xalisay Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani oo kulan wadajir ah la yeeshay goleyaasha kala duwan ee maamulkaasi ayaa ku dhowaaqay in lasoo afjaray khilaafkii ka dhexjiray Puntland, islamarkaana la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid “DFS Kala Qeybin Iyo Burburin Ayeey Ka Waddaa Gedo” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee dowlad goboleedka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in dowladda dhexe ay burburin iyo kala qeybin xoog leh ka waddo gobolka Gedo. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Horumarinta Maaliyadda Soomaaliya Oo Laga Shirayo Shir looga hadlaayo horumarinta Maaliyadda Dalka ,isla markaana ay ka qeybgaleen Wasaaradda Maaliyadda Dowladda FS iyo kan dowlad goboleedyada ayaa manta ka furmay magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha. Shirkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Ka Socda Magaalada Muqdisho Dibadbax ay dhigayaan darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha (PL) ayaa ka soconaya qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Dibadbaxyada ayaa xoogooda ka socda degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, gaar ahaan Isgoysyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Ajende La’aan La Kulmaya Hoggaanka Xisbiyada Siyaasadeed Waxaa saaka 9:30 subaxnimo lagu wadaa inu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo kulan la qaato hoggaanka xisbiyada qaran ee dalka ka jira. Sida ay Goobjoog News u sheegeen qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Talyaaniga oo Deeq Soo Gaarsiiyey Dadka Fatahaaddu Saameysay Diyaarad weyn oo sidda gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku saameeyeen ayaa goordhaw soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Gargaarkan waxaa uu taas uga yimid dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sirdoonka Jubbaland oo Qabtay Rag Lala Xiriirinayo Al-Shabaab Ciidamada nabad sugidda iyo sirdoonka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa magalaada Kismaayo ku soo bandhigay rag ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen xarakada Alshabaab, kuwaas oo ay gacanta ku soo dhigeen…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Qaatay Kooxda Jaaliyada Soomaaliyeed Ee Melbourne Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay dhallinyaro isugu jirta Dhakhaatiir iyo Ciyaartoo oo ka socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Australia, kuwaasi oo booqasho ku maraya magaalooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Horseed Ayaa Ku Guulaystay Koobka Jeneraal Daa’uud Cabdulle Xirse 2019 Kooxda ciidanka xoogga dalka ee Horseed Sports Club ayaa 3-2 kaga badisay dhigeeda Muqdisho City Club,iyagoo wada dheelay fiinalaha tartanka Jeneraal Daa’uud Cabdulle Xirse 2019 waana sanadkii labaad oo xariir ah ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Macallinka Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 21-ka November, waxaa loo dabaal degayaa maalinta Macallinka Soomaaliyeed, iyadoo sanad walba sidaan oo kale loogu dabaal dego. Macallinka oo ah hagaha bulshada, islamarkaana…