Villa Somalia oo Ka Hadashay Ajendaha Kulanka Madaxweyne Farmaajo, Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Sheeko:Dalka Waxaa maanta xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia ka dhacaya kulan ay markii ugu horeysay si wadajir ah isugu imaanayaan mas’uuliyiinka ka tirsan madasha xisbiga qaran iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Somaliland? Maanta oo Arbaco ah waxaa aad u deggan xaaladda deegaanno badan oo kamid ah Somaliland, kuwaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen dibadbaxyo rabashado watay. Wararka maanta aan heleyno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Tashanayey Dhameystirka Dastuurka KMG Ah Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Muqdisho Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ku saabsan dhameystirka Dastuurka KMG ah kaas oo ay layeelatay aqoonyahanadda Soomaaliyeed. Kullankaas wadatashiga ah ayaa socday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Dhuusamareeb Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Howlgalka ayaa ahaa mid lagu baarayey gaadiidka, sidoo kalena looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labada Aqal Ee Baarlamaanka Federaalka Ah oo Leh Kulanka Misaaniyadda 2020 Waxaa hadda isugu tagay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho xildhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah kuwaas oo leh kulan lagu horkeenayo miisaaniyadda qaranka ee 2020-ka. Kulankan oo noociisa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Ka Tashiga Hindise Sharciyadeedka Shirkadaha Dalka Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Garoowe Shirka ka tashiga hindise sharciyadeedka shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Golaha Aqalka sare iyo maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa Xalay lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe. Shirka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Direy Hoteellada Iyo Hay’adaha Ka Howlgala Guriceel (Dhageyso) Kulan ammaanka loogahadlayey islamarkaan ay yeesheen talisyada NISA, Booliiska iyo xubnaha guddiga amniga Guriceel ayaa xalay ka dhacay degmadasi. Kulankan ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha degmadaasi, C/laahi Maxamed Barre, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Xirtay Xarumo Cusub oo Xisbiga Waddani Ah Waxaa cirka isku sii shareeraya isku dhaca xisbiga siyaasiga ah ee Wadani iyo maamulka Somaliland oo socday todobaad. Wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada amniga ee taliyaha booliska Soomaaliland Janeraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Soo Baxay Baarista Dilka Taliyaha Nabad Sugidda Mudug? Ciidamada Ammaanka ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa xalay ilaa saala hawlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Gaalkacyo kadib dil isla xalay magaalada loogu geystay taliyihii nabad sugidda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Laamaha Amniga Afgooye: Al-shabaab Kama Dambeyn Dilka Iskuduwaha Maaliyadda Ciidamada ammaanka ayaa sheegaya in ay soo qabanyaan ciddii ka dambeysay dil xalay magaalada Afgooye ee Shabeellada hoose loogu geystay Nuur Faarax Nuur (Nuur Xawaad) oo ahaa iskuwdaha maaliyadda ee…