Shir Looga Hadlayey Horumarinta Beeraha Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Muqdisho Sheeko:Dalka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Shalay Muqdisho ka furtay Shirka wadatashiga horumarinta siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in Maanta lasoo gaba-gabeeyo. Shirka oo laba Maalmood soconayay ayaa waxaa ka qeyb… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riddey Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo qeyb ka ahaa weerar Sanad ka hor lagu qaaday Xarun uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sababta uu Dib ugu Dhacay Kulanka Farmaajo iyo Xisbiyada Qaran Warar soo baxaya ayaa sheegaya inuu dib u dhacay kulan lagu waday in uu saaka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo la yeesho dhammaan xisbiyada qaran ee dalka ka jira. Ilo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daaru Tarbiya Oo Ku Guulaystay Tartanka Iskuulada Waxaa lasoo gaba-gabeeyay koobkii kubbadda cagta dhallinyarada ee sanadka 2019-ka, waxaana ku guuleysatay kooxda Daaru Tarbiya [DT]. Tartanka dhallinyarada ayaa la qabtaa sanad kasta tan iyo markii uu billowday sanadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Oo Qaahira Uga Qeyb Galaya Shir Looga Hadlayo Horumarinta Kubbadda Cagta Afrika. Gudoomiyaha xiriirka kubbadda Cagta Soomaaliya ahna xubin ka mida guddiga fulinta CAF, Cabdiqani Saciid Carab, ayaa ku sugan magaalada Qaahira ee dalka Masar, halkaas oo uu uga qeyb galayo shirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duulimaad Muqdisho iyo Baraawe oo Bilowday Shirkadda duulimaadka diyaaradaha Afrika ayaa duulimaadkeedii ugu horeysay ka bilowday Muqdisho ilaa magaalada Baraawe ee gobalka Shabeellaha hoose. Shirakadda duulimaadyada Afrika Airweys ayaa maanta duulmaad toos ah ku gaartay magalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Qodobbada Ay Farmaajo Kula Heshiiyeen Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Waxaa maanta kulan gaar yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin ka socota madasha xisbiyada qaran sida madaxweyneyaasha Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh. Qodobada Madaxweyneyaashu ka wada haldeen, la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Farmaajo oo Berri La Kulmaya Xisbiyada Qaran Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu berri 10-ka subaxnimo la kulmo madaxda xisbiyada qaran ee dalka. Mas’uuliyiin ka tirsan xibsiyada oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Almaas Elman oo Lagu Dilay Muqdisho Xoghayahii koowaad ee hore ee safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kana tirsan hey’adda Elman ee Almaas Elman ayaa goordhow lagu dilay gudaha Xalane. Ilaa hadda lama oga sababta dhabta ah laakin…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Dhexmaray Ciidamo Ka wada Tirsan Dowladda Federaalka ah Ku dhowaad hal saac waxaa Ex-control ka socday dagaal u dhexeeya ciidanka asluubta iyo kuwa ilaalo u ah shirkadda dhiseysa laamiga xiriiriya Muqdisho iyo Afgooye. Dadka deegaanka ayaa Goobjoog News…