2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bulshada Ku Nool Deegaanada Miyiga ah ee G/Bari Oo Si Isku Tashi ah u Furaya Waddada Dhabaaqo. Bulshada ku dhaqan dagmooyinka fog fog ee Gobalka Bari oo u badan Xoolo dhaqato iyo Beeralay ayaa bilaabay isku tashi ay ku doonayaan inay dib ugu furaan waddooyinkii hal bowlaha…