Akhriso: Jawaabo Ay Golaha Shacabka Siiyeen Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha shacabka waxaa uu maanta Ajendihiisu ahaa Su’aal oraaheed ku abaaran Wasiirka Wasaaradda Difaaca Dalka Mudane Xasan Maxamed Cali “Amardambe”.iyo Taliyaha ciidanka xooga dalka Odawaa Yuusuf Raage. Qaar ka mid… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madoobe oo DF Ku Eedeeyey Shaqo La’aan, Faragelin iyo Xadgudubyo Madaxweynaha dowlad gobaleed ka Jubbaland Axmed Maxmed Madoobe oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ayaa madaarka magaalada kula hadlay warfidiyeenada waxaana kuu hadlay arrimo badan oo ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Murusade oo La Musuqay: 4 Ka Mid Ah 6-dii Saxiixe Ee Galmudug oo La Badalay!! Goobjoog News ayaa ogaatay in beesha Murusade oo ka tirsan beelaha Galmudug aad loo musuqay liiska odeyaasheeda lana badalay saxiixayaashii dhisay Galmudug 2015-kii. Xogta ay Goobjoog News heshay waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Weerar Xalay Ka Dhacay Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar Bam oo xalay lagu qaaday saldhigga Bartamaha ee magaalada Gaalkacyo, dhanka Puntland. Saddex qof ayaa weerarkaasi ku dhaawacmay, Labo ka mid ah waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Amar-dambe Oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay leeyihiin mid kamid ah kulamadoodii caadiga ahaa. Kulanka maanta ayaa waxay xildhibaannada su’aallo ku weydiin doonaan wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Jubbada Hoose Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaal culus uu deegaanka Hosingow ku dhexmaray ciidanka xoogga dalka iyo dagaalyahannada ururka Al-shabaab. Al-shabaab ayaa la sheegay in weerar…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalbka Sida Oo Xukun Ku Riddey Nin Lagu Eedeeyey Baxnaaninta Bukaannada Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalbka sida ayaa xukun xabsi ah waxa ay ku riddey nin da’ ah oo ay sheegtay maxkamaddu inuu Al-shabaab u qaabilsanaa baxnaaninta bukaannada dagaalyahannadaasi. Qoraal maxkamadda kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabhad La Dagaallameysa Xukuumadda Biixi Oo Looga Dhawaaqay Buuhoodle Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa looga dhawaaqay jabhad cusub oo la sheegay in ay dagaal la geli doonto Somaliland. Jabhaddan ayaa loogu magac daray SSC, waxaana la sheegay in ay la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Nabaddoon Ka Hadlaya Sida Ay Liiska Uga Saareen Wasiir Sabriye, Guddoomiyaha Dayniile iyo Hareeri Nabaddoon Cabdullahi Daahir Maxamed oo ka tirsan liiska saxiixayeyaasha Galmudug oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya in xoog looga saaray liiska saxiixayaasha Galmudug isaga oo ku eedeeyey…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Qaldan Wasaaradda Warfaafinta ee JF ee Soomaaliya? Warbaahintu waa isha ugu muhiimsan ee dadku ka ogaadaan dhacdooyinka hareerahooda iyo dunida inteeda kale, xiriir soke ayaa ka dhaxeeya saddex geesoodka (1). Weriyaha (2). Warka (3) Dhageystaha. Waa meel…