Waxaa maanta Muqdisho ka dhacay munaasibad lagu shaacinayey ahmiyada sharciga dakhliga iyo dhiirigalinta casnhuur bixiyayaaasha, taas oo ay soo agaasinatay wasaaradda Maaliyaddu Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya. Madaxda Wasaaradda Maaliyadaa, Culimo…