Faah faahin: Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Mudug Sheeko:Amniga Maleeshiyaad ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaallameen deegaanka Wisil ee Koonfurta gobolka Mudug. Inta la xaqiijiyey Laba qof ayaa ku dhimatay dagaalkan, waxaana ku dhaawacmay qof kale, sidey… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AFRICOM Oo War Kasoo Saartay Duqeyn Ay Ka Fulisay Shabellaha Hoose Qoraal kasoo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa (AFRICOM) ayaa waxaa lagu faah faahiyey duqeyn ay ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Waxaa lagu sheegay qoraalkan, in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Duqeyn Lagu Diley Saraakiil Al-shabaab Ah Oo Laga Fuliyey Sh/hoose Howlgallo ay iska kaashadeen Ciidamada DFS iyo Ciidanka Maraykanka ee Afrika ayaa lagu dilay saraakiil sar sare oo ka tirsan Al-shabaab, waxaana laga fuliyey Shabellaha Hoose. Howlgaladaan oo laba qeybood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ka Mid Ahayd Dhaawacyadii Loo Qaaday Turkiga Oo Geeriyootay Wararka ka imaanaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegaya in mid ka mid ah dhaawacyadii shalay laga qaaday magaalada Muqdisho oo aheyd dumar ay geeriyootay, Aamina Cusmaan Kheyre oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyadii Laga Qaaday Muqdisho Oo La Geeyey Ankara Magaalda Ankara ee dalka Turkiga waxaa la gaarsiiyay 16 kamid ahaa dhaawacyadii ku waxyeelloobay qaraxii argagaxiso ee ka dhacay Ex koontarool Afgooye ee magaalda Muqdisho. Dhaawacyadaan oo ahaa kuwii ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Ex-control Afgooye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka waxaa kula soo xiriiray Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan. Madaxweyne Ordogan ayaa dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sheekh Shaakir “Dowladda Hanagu Hoggaamiso Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab” Sheekh Maxamed Shaakir, Madaxa xukuumadda Galmudug ayaa sheegay in Ahlu-sunna yihiin kuwa kaliya ee sida daacadda ah ula dagaallamay Al-shabaab. Wuxuu sheegay Shaakir in dowladda dhexe looga baahan yahay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al-shabaab Iyo Macawisley Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey Maleeshiyaadka Macawisley iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan. Wararka ay heshay Goobjoog News, ayaa waxay sheegayaan in dagaalkan uu bilowday kadib markii Macawisleyda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Berbera Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Beeyo oo ku yaalla duleedka magaalada Berbera. Ugu yaraan Lix qof ayaa dagaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyada Daran Ee Qaraxii Ex-control Afgooye Oo Turkiga Loo Qaadayo Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalatay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, ayaa degdeg kusoo dirtay diyaarad aad u weyn oo sidda daawo, laguna qaadi doono dhaawacyada daran.…