Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Baaqay Dardargelinta Daweynta Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Ex-control Afgooye Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo Dadkii waxyeelladu kasoo gaartay weerarkii Muqdisho ka dhacay Shalay.… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Goobjoog iyo Xogta Dhimashada iyo Dhaawaca Isbitaallada Muqdisho Waxaa weli isa soo taraya kororka dhimashada iyo dhaawaca guud ahaan dadkii ku waxyeeloobey qarax maanta ka dhacay Ex-Control, Afgooye. Weriyeyaasha Goobjoog News ayaa tagay qaar ka mid ah Isbitaallada…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Yaa Ka Tacsiyeeyey Qaraxii Ex-control, Afgooye? Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa noqdey hey’adda dowliga ah tan ugu horeysay ee ka tacsiyeysa qaraxa, waxaa ay sidoo kale hakiyeen fadhigooda. Guddoomiyaha golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ansixiyey hindise sharciyeedka doorashooyinka. Codbixin golaha ay geliyeen waxaa ogolaaday 171 xildhibaan, waxaa diiday 5 xildhibaan, 2 xildhibaan ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Cumar Filish Oo Sheegay In Qaraxii Muqdisho Lala Damacsanaa In Laga Fuliyo Gudaha Magaalada Cumar Filish. duqa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaraxii saakay ka dhacay Ex-control Afgooye, isaga oo sheegay in Al-shabaab ay la damacsanaayeen iney gudaha magaalada ka fuliyaan. Filish ayaa tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DAAWO: In Ka Badan 70 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxii Ex-control Afgooye Goobjoog News, ayaa warar dheeraad ah ka heshay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho. In ka badan 70 qof ayaa ku dhimatay qaraxan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muxuu Cumar Filish Ka Yiri Qaraxa Ex-control, Afgooye? Ugu badan 30 qof oo ay ku jiraan ku dhowwaad 15 ardey oo ka tirsan Jaamacadda Banaadir ayaa la sheegayaa iney ku geeriyoodeen qaraxa saaka ka dhacay Ex-control, Afgooye ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS: Waxaa Qaraxii Ex-control Afgooye Ku Dhintay In Ka Badan 26 Qof Wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in qaraxii saakay ka dhacay Ex-control Afgooye ay ku dhinteen in ka badan 26 qof, kuna dhaawacmeen 60 ruux. Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta,…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Ka Dhacay Ex-control Afgooye Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo saakay ka dhacay Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasare kala duwan. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan uu geystay khasaare kala duwan. Sida ay inoo sheegeen dadka ku dhow…