U bood dhigaalka

Golaha Shacabka oo Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka

Diseembar 28, 2019

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ansixiyey hindise sharciyeedka doorashooyinka.

Codbixin golaha ay geliyeen waxaa ogolaaday 171 xildhibaan, waxaa diiday 5 xildhibaan, 2 xildhibaan ayaa ka aamustay, tirada guud waxaa ay ahaayeen 178

Sharciga ayaa hadda u gudbaya aqalka sare, si dood kadib ay ugu codeeyaan.

Goobjoog News