Xildhibaan Beenebeene oo Sharaxay Baahida Sharciga Shirkadaha Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha guddiga ganacsiga, warshadaha iyo horumarinta dhaqaalaha dalka ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Beene-Beebe ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la helo shaciga shirkada.… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuse Biixi oo Ka Qeybgalay Carwada Wershahada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray carwo ballaadhan oo lagu soo bandhigayey wax soo saarka wershahada waddaniga ah oo lagu qabtay caasimadda Somaliland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dad Loo Qabtay Rabshado Ka Dhacay Magaalada Jigjiga Ciidamada ammaanka magaalada Jigjiga ayaa xabsiga dhigay dhallinyaro badan oo lagu eedeynayo iney ka dambeeyeen rabshado shalay ka dhacay magaaladaasi. Banaanbax nabadeed oo markii dambe isku bedalay rabshado ayaa shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Sharciyo Muhiim Ah Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey sharciyo muhiim sida Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda iyo Hindise Sharciyeedka Shirkadaha. Codeyn ka dhacday gudaha golaha waxaa ay noqotay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Maanta oo ah Arbaca ah, 25 December 2019, waxaa jira kulanka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Ajendaha Kulanka ayaa ah u codeynta Hindise Sharciyeedka Maamulka iyo Maareynta Maaliyadda iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amar La Dul Dhigay Shacabka B/weyne Laamaha ammaanka magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraaan ayaa ammar dul dhigay shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Waxaa la faray shacabka in ugu horreyn ay ka fogaadaan ku ganacsiga hareeraha waddooyinka, islamarkaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Doorashada Galmudug: Ahlu Sunna Waxaa Lagula Heshiiyey Saammi, Doorasho Hufanna Waan Qaban Iyada oo Galmudug ay ku jirto maalmo doorasho ayey Goobjoog News wareysi gaar ah la yeelatay guddoomiyaha guddiga doorashada Galmudug Cabdinaasir Geelle Cilmi, innaga oo hordhignay walaacyada jira ee laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu diley mid kamid ah nabadoonnada ugu caansan. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Iska Diidday Shuruudo Ay Soo Bandhigeen Guddiga Farsamada iyo Dhismaha Galmudug Ururka Ahlu-sunna Waljameeca ayaa iska diiday shuruudo ay soo bandhigeen Guddiga Farsamada iyo dhismaha Galmudug, kuwaasi oo ku wajahan xubnaha ka mid noqonaya xildhibaannada Galmudug. Qoraal kasoo baxay Ahlu-sunna ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi Oo Ku Yaalla Jowhar Dab xalay ka kacay xarumo ganacsiga oo ku yaallay magaalada Jowhar ayaa sababay khasaare hantiyeed oo aad u badan. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dabkan uu ka kacay dhisme weyn…