Golaha Shacabka Oo Akhrinta Saddexaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka oo ay kaga hadli doonaan ajande dhowr ah. Ajendaha kulanka maanta… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Iyo Wasiiradiisa Oo Ka Shiray Arrimo Xasaasi Ah Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirada ee Maanta oo Khamiis ah. Ugu horayn Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka warbixiyay howlgalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qof Shan Kun Oo Shlin Soomaali Ah Darteed Loogu Diley Jowhar Iyo Dibadbax Dhacay Askari la sheegay in uu ka tirsanaa ciidanka maamulka Hirshabelle ayaa waxa uu maanta nin shacab ah oo ka mid ah dadka iibiya Kalluunka ku diley suuqa magaalada Jowhar ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biixi, Waraabe Iyo Cirro Oo Ku Kulmay Hargeysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa ayaa waxa ay maanta kulankii Labaad Madaxtooyada Hargeysa kula yeesheen guddoomiyeyaasha xisbiyada Mucaaradka ee UCID iyo Wadani. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Xerada Dhadhaab Biyo la’aan baahsan ayaa xilligan laga soo sheegayaa in ay ka jirto xerada Dhadhaab oo ay ku nool yihiin in ka badan 2kun oo qoys. Afar maalin oo xiriir ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Laga Diyaarinayo Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle, ay mooshin xil ka qaadis ah ka diyaarinayaaan Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare. Xildhibaanno u badan kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Ka Tirsan Booliiska DFS Oo Haweeney Ku Dilay Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidanka Booliiska uu diley Haweeney ka mid ahayd shacabka ku dhaqan degmadaasi. Askarigan ayaa rasaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Muqdisho Oo Laga Shiray Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa shir guddoomiyey kulan looga hadlayey ammaanka magaalada Muqdisho oo Todobaadle ah, waxaana ka qeybgala madaxda sare ee maamulka gobolka iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Dhakhtar oo Ka Hadlay Dhibaatada Ayaxa, Eedna U Jeediyey W. Beeraha Xildhibaan Idiris Cabdi DhaKter oo ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ah ayaa maanta golaha shacabka ka sheegay dhibaatada Ayaxa, waxaa uuna dowladda ugu baaqay in wax laga qabto. Xidhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Lagu Dilay Muqdisho Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa galinkii danbe ee maanta waxaa lagu dilay gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Kooxo ku hubeysnaa Bastoolada ayaa askarika toogtay…