Maamul Xummida Wasiir Oomaar Oo Ay Halis Ugu Jiraan Diyaaradaha in Laga Mamnuucayo Duulimaadyada Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Gaadiidka, cirka iyo dhulka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar ayaa maamul xummidiisa darteed waxaa halis ugu jira in dhammaan diyaaradaha ka shaqeeya Soomaaliya la geliyo liis caalami ah… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Barlamaanka Puntland oo Xubinnimadii Kala Noqday Dhoobo- Daareed Mudanayaasha golaha wakiillada dowladd goboleedka Puntland ayaa maanta xubinnimadii xildhibaannimo kala noqday Cabdixakim Maxamed Axmed Dhoobo oo la sheegayo in eedeymo loo soo jeediyey. Fadhiga golaha oo ay soo xaadireen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Sheegtay In Duqeyn Ka Dhacday J/dhexe Lagu Diley Sarkaal Sare Oo Al-shabaab Ah DFS ayaa sheegtay in duqeyn 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacday gobolka Jubbada Hoose lagu diley sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-shabaab. Warbaahinta dowladda ayaa lagu baahiyey in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Xaaladda Deegaannadii Lagu Dagaallamay Ee Gobolka Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in xaalad deganaansho ah laga dareemayo deegaanka Towfiiq ee gobolkaasi iyo deegaanno kale oo shalay dagaallo culus ay ka dhaceen. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Baaq u Dirtay Beelaha Ku Dagaallamaya Gobolka Mudug Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa baaq nabadeed waxaa loogu diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaallamaya deegaanka Towfiiq ee gobolka Mudug. Puntland ayaa sheegtay in walaac aad u xooggan…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Xukun ku Riday Askari Dilay Haweeney Ganacsato Aheyd. Dable Xoogga Dalka Cabdullaahi Cali Cumar ayaa loo heystaa dilka Marxuumad Dhibaay Maleele Maxamed oo ganacsata aheyd,dilkaas oo ka dhacay degmada Wallaweyn ee gobalka Shabeellada Hoose 23-May sanadkan. Eedeysanaha oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dhibaatooyin Baaxadweyn oo Haysta Shirkadaha Diyaaradaha Soomaaliya Qoraal ka soo baxay guddiga adeegga difaaca diyaaradaha Soomaaliya, oo shalay loo qeybiyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa la soo gaarsiiyey Goobjoog News. Qoraalkan waxaa ku jira cabasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka DFS Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyey ciidanka DFS iyo kuwa Al-shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa la sheegay in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xalay ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasi oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Rag hubeysan oo illaa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Xooggan Oo Ka Socda Mudug Dagaal u dhaxeeya maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed, islamarkaana kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug ayaa dib uga bilowday deegaanno ku yaalla bariga gobolka Mudug. Dagaalkan ayaa ah mid aad…