Xoogga Dalka oo Deegaanno Kala Wareegay Al-shabaab Sheeko:Amniga Ciidamada Kumandoosta dowlad gobaleedka Jubbaland oo ay wehliyaan xoogga dalka gaar ahaan Danab oo iskaashanaayo ayaa Al-shabaab kula dagaalay deegaanno hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose. Dagaalka ayaa… 1 daqiiqo
6 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaad Ogtahay Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa Ee Bisha November 2019 Ka Dhacay Ciyaaraha Soomaaliya Warbaahinta Goobjoog ayaa bishii 11-aad oo xariir ah kuu soo gudbinaysaa dhacdooyinka kala duwanaa ee laga diiwan geliyay guud ahaan ciyaaraha wadanka bishii November 2019. 01-Novermber 2019-Magalaada Laascaanood ee Xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga NISA Oo Sheegtay Iney Qabatay Nin Fulin Rabay Weerar Bam Ah Barta ay hay’adda NISA ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu baahiyey sawirka nin la sheegay in uu doonayey fulinta weerar Bam kuwa gacanta laga tuuro ah. NISA ayaa tilmaantay in shaqsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeybgaleysa Shir Muhiim Ah Oo Ka Dhacaya Madrid Soomaaliya ayaa ka qaybgalaysa Shir weynaha Isbedelka Cimilada ee kasocda Magaalada Madrid, kaasi oo ay ka soo qaybgaleen in ka badan 10,000 oo qof oo ka kala socda 193 dowladood…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askari Dilay Askari Kale Askari ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka ah ayaa askari kale maanta ku dilay gudaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug. Dilka Askari ayaa yimid ka dib markii labada askari…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Lagu Ansixiyey Kulankii Golaha Aqalka Sare? Xubnaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa manta xaruntooda magaalada Muqdisho ku ansixiyay qodobo dhowr ah oo horyiillay golahaasi, Kulankaan oo ahaa kii 20-aad ee Kalfadhiga 6aad waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Dibadbaxyo Rabshado Wata Oo Ka Socda Buulo-burde Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka socdaan dibadbaxyo rabshado wata. Dadweyne kasoo horjeeda guddoomiyaha cusub ee degmadaasi loo magacaabay ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xusuus: 10 Sano iyo Qaraxii Shaamo Maanta waxaa 10 sano laga joogaa markii uu qarax ka dhacay Hotel Shaamo, waa markii ugu horeysay ee qarax noocaas ah uu ka dhaco dalka, laguna dilo mas’uuliyiin intaasi la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xisbiga Himilo oo Xoghayihii Guud Ceyriyey iyo Jawaabta uu Ka Bixiyey Kulan ay isniintii isugu yimaadeen guddiga fulinta ee Xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in xubinimadii iyo jagadii laga qaaday Xildhibaan Cabdixakiim Macalin Axmed oo ahaa Xoghayihii Guud ee Xisbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug: Dowladda Federaalka oo Lagu Eedeeyey Xareynta Odeyaal aan Rasmi Aheyn Guddiga farsamada maamul u sameynta dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta ka bilaabay magaalada Dhuusamreeb xareynta odeyaal dhaqameedka loogu tala galay soo xulista xildhibaanada cusub ee ka kala imaanaya deegaannada kala duwan…