Dhoobo Daareed Oo Sheegay Inuu Ka Shaqeynayo Dhismaha Maamul u Gaar Ah Sool Iyo Sanaag Sheeko:Dalka Guddoomiyahii hore ee baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, C/xakiin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan dhismaha maamul u gaar ah gobollada Sool iyo Sanaag. Wuxuu sheegay in… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikhda Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 76-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog News u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada Maaliyadda DFS Iyo Kuwa Dowlad Goboleedyada Oo Shir Uga Furmayo Kismaayo Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose uu ka furmo shir ballaaran oo looga hadlayo hanaanka maaliyadda dalka. Shirkan ayaa waxaa isugu imaanaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle oo Kismaayo Tagay Wasiirka wasaaradda maaliyada DFS Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa maanta gaaray dowlad goboleedka Jubbaland. Wasiirka wasaaradda maaliyadda Jubbaland Cabdirashiid Jire Qalinle iyo xubno kale oo gollaha wasiiradda Jubbaland ka tirsan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Doorashada Madaxweynaha iyo Wakiilada Galmudug oo lagu Dhawaaqay Guddiga farsamada maamul dhisidda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa soo saaray jadwad ku saabsan hanaanka iyo waqtiga doorashada wakiilada iyo mida Madaxweynaha. Warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka IMF Oo Soo Dhoweysay Qorshaha Deyn Cafinta Soomaaliya Kristalina Georgieva Agaaismaha maamulka IMF ayaa Warsaxaafadeed ay soo saartay kadib markii ay ansixisiyeen Guddiga Fulinta ee IMF ee xirmada maaliyadeed ee Soomaaliya: “Maanta Guddiga Fulinta Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF)…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qodob Oo Ay Ku Heshiiyeen Beelihii Ku Dagaallamay Mudug (Akhriso) Taliyaha Ciidanka Dhulka xooga Dalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Qeybta 21 aad ayaa Goobjoog ka ahaa heshiiskaas oo lagu dhameynayo colaad ka taagneyd Degaannada Af-barwaaqo iyo Towfiiq oo dhaca Bariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka: Aqalka Hoose Oo u Codeeyey In Xilka Laga Qaado Trump Aqalka Hoose ee Congresska Maraykanka u codeeyey in xilka laga qaado madaxweynaha Maraykanka D. Trump. Madaxweyne Trump ayaa lagu soo eedeeyey labo qodob oo kala ah: 1- inuu ku takri…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirka Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee sannadlaha ah Madasha Aragti Wadaagga Soomaalida ee sannadlaha ah, oo kulmisa haldoorka Soomaalida meel walba oo ay joogaan, waxay markii saddexaad ku qabsoontay caasimadda Jamhuuriyadda Djibouti, intii u dhaxeysay 15-19-kii December 2019.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Saleebaan oo La Musuqay: Saxiixe Galmudug oo La Badalay iyo Murashax Arrinta Ku Lug Leh Nabaddoonno ka tirsan jufada reer Maxamed Cabdi oo ka tirsan beesha Saleebaan ee Galmudug, oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa ka sheeganaya musuq lagu sameeyey saxiixe ka tirsanaa odeyaashii…