Miisaaniyadda 2020: Waa Sidee Qoondada Mushaaraadka ee Grade A, B, C iyo D? Sheeko:Dalka Soomaaliya waa dalka keliya ee dunidan ku yaala ee shaqaalaha rayidka ah ee Grade A-gu ama maamulka ay la egyihiin marka la isku daro tirada shaqaalaha kale ee B, C,… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AFRICOM Oo Ka Hadashay Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Hoose Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa ka warbixiyey duqeyn ay diyaaradahooda ka fuliyeen deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kasoo baxay taliskan ayaa lagu sheegay in weerarkan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxa ay kulan ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Waxa uu ajendaha kulankan maanta yahay, u codeynta Heshiiska damaanad qaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xaaf Oo Guddi Doorasho Magacaabay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa magacaabay guddiga doorashada maamulkaasi, kuwaa oo ka kooban 11 xubnooda. Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay, in dastuurka Galmudug uu xaq…