Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa magacaabay guddiga doorashada maamulkaasi, kuwaa oo ka kooban 11 xubnooda.
Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay, in dastuurka Galmudug uu xaq u siinayo dhismaha Galmudug, sidoo kalena wuxuu ka rajeeyey xubnaha uu soo magacaabay in shaqadooda u gutaan si hufan.
Sidoo kale, madaxweyne Xaaf ayaa faray xubnahan 11-ka ah ee uu magacaabay iney ku xaroodaan ugu dambeyn 10-ka bishan January 2020.
Halkaan hoose ka akhriso:

Goobjoog News