Sawirro: Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Tooratoorow Ee Shabellaha Hoose Sheeko:Amniga Ciidama dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegay deegaanka Tooratoorow ee gobolka Shabellaha Hoose. Waxaa deggan xaaladda deegaankaasi, iyadoo ciidamada Danab lasoo sheegayo in halkaasi ay ka wadaan howlgallo. Taliyaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Alshabaab Oo Saddex Macallin Ku Dilay Gudaha Dalka Kenya Saddex macallin ayaa ku geeriyooda weerar ay Xarrakada Alshabaab ku qaadday deegaan lagu magacaabo Kamuthe oo u dhaw magaalada Garissa waxaana weerarku uu dhacay waaberigii hore ee saaka. Sarkaal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Iyo Mareykanka Oo Ka Digay Hub Culus Oo Ku Dhacay Gacanta Alshabaab Hawlgalka AMISOM iyo taliska Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ee iska-kaashada amniga Soomaaliya ayaa ka digay in Alshabaab heleen awood iyo hub culus oo ay ku-sii-wadaan weerarrada qasaaraha geysta oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug: Warbaahinta Madaxabannaan oo Xafiiska Kheyre Ku Eedeysay Caburin Warbaahinta madaxabannaan ee ku sugan Galmudug oo si wadajir ah ugu qabtay shir jaraa’id magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in xafiiska ra’isul wasaare Xasan Kheyre uu ku wado caburin. Qaar ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur: DFS Waxay Ku Fashilantay Iney Iga Joojiso…. Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay isku dayday iney ka baajiso khudbad uu u jeedin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Malaysia. Wuxuu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Laga Bixiyey Roobab Dabeylo Wata Oo Ku Wajahan Puntland Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo la sheegay iney ku wajahan yihiin deegaanno maamulkaasi ka tirsan. Waxa ay sheegtay wasaaradda in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Toogtay Rag Ay Sheegeen Iney Ka Tirsanaayeen DFS Al-shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Sablaale ee gobolka Shabellaha Hoose waxay ku toogteen Afar qof oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen DFS. Dadweyne laga soo bixiyey guryahooda ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Xubno Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Jubbaland Taliska hay’adda nabadsugidda iyo sirdoonka ee Jubbaland ayaa waxay soo bandhigeen Labo nin oo ay sheegeen iney ka tirsanaayeen Al-shabaab, kuwaasi oo isku dhiibay maamulkan. Raggan ayaa lagu soo bandhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kooxaha Ku Loolama Libya Oo Heshiis Saxiixaya Kooxaha ku loolama dalka Libya ayaa lagu wadaa in isniinta ay saxiixaan heshiis iyo xabad jiijin rasmi ah, wada hadalka waxaa uu ka socdaa caasimadda Ruushka ee Moscow . Kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Akhrinta Labaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Jaangoynta iyo Tayo Dhowrka Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, waxa ay maanta leeyihiin kulan muhiim ah oo looga hadli doono arrimo dhowr ah. Kulankan oo ah midkoodii 29-aad ee Kalfadhiga Lixaad golaha…