Xogta Goobjoog: Xabsiga Godka Jilacow oo Weli Furan, Shaqeeyana! Sheeko:Amniga Inkasta oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay horay u shaacisay muddo haatan sanad laga joogo xirista xabsiga godka Jilacow ee magaalada Muqdisho, hadana Goobjoog News ayaa ogaatay inuu xabsigan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fannaanka Daa’uud Cali Masxaf oo Geeriyoodey Waxaa goordhow magaalada Jugjiga inuu ku geeriyooday la xaqiijiyey fannaanka iyo mulaxinihiistaha caanka ahaa Daa’uud Cali Masxaf. Daa’uud waxaa uu caan ku ahaa laxanka iyo Music-ga isaga oo ku lamaaanna…