U bood dhigaalka

Fannaanka Daa’uud Cali Masxaf oo Geeriyoodey

Jannaayo 24, 2020

Waxaa goordhow magaalada Jugjiga inuu ku geeriyooday la xaqiijiyey fannaanka iyo mulaxinihiistaha caanka ahaa Daa’uud Cali Masxaf.

Daa’uud waxaa uu caan ku ahaa laxanka iyo Music-ga isaga oo ku lamaaanna inta badan hobollada Waaberi ee qaranka.

Arrimaha la xiriira geeridiisa iyo taariikhdiisa kala soco halkan.

Goobjoog News