Sharciga Duulista Rayidka oo La Horgeeyey Golaha Aqalka Sare. Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta ku yeeshay xarunta Aqalka Sare ayaa loo akhriyey sharciga Duulista rayidka. Kulankan oo ahaa midkii 32aad ee Kalfadhiga 6aad ee golaha… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirrdda Oo Oggolaaday Heshiiska Kaalmada Deyn-cafinta Dowladda Norway. Shir aan caadi ahayn oo ay Golaha Wasiirradu maanta Muqdisho ku yeesheen ayey ku ansixiyeen oggolaanshaha heshiiska ay Norway ku caawineyso deyn-cafinta Soomaaliya. Dowladda Norway ayaa bixineysa lacag gaareysa $400…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyaha AMISOM oo ciidamada Kenya iyo Jubbaland La Kulmay Taliyaha guud ee ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee Amisom Gen. Tigabu Yilma iyo wafdi saraakiil ah uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobalka Jubada hoose ee Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdidho: Askari Dilay Ruux Shacab Ah Askari ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa goordhow ruux shacab ah waxaa uu ku dilay gudaha magaalada Muqdisho ee gobalka Banaadir. Ruuxa la dilay ayaa ahaa dawalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rugtii Ganacsiga iyo Warshadaha Gobalka Banaadir oo La kala Diray. Wareegto ka soo baxaday xafiiska wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Cali Xasan ayaa lagu sheegay in la kala diray rugta ganacsiga iyo warshadaha ee gobbalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jowhar: Aabe Wiilkiisa Gowracay Oo Gacanta Lagu Dhigay Ciidamada Booliiska ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa lagu soo waramayaa in duleedka magaalada Jowhar kasoo qabteen Cismaan Ibraahim oo shalay wiilkiisa ku gowracay magaaladaasi. Taliyaha Booliiska Jowhar, Maxamed Siyaad Cali…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Gedo: Dowladda Federaalka oo Lagu Eedeeyey Faragelin, Isku Dir iyo Afgambin. Magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa ka jiray isbadbadallo dhanka maamulka, dowaladda federaalka ah ayaa badashay ama magacawday maamul ka duwan midkii Jubbaland taasi oo keentay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Qaraxa ayaa ka dhacay inta u…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Al-shabaab Oo La Wareegay Deegaanka Far-libaax Ee Hiiraan Wararka saakay laga helaayo gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in deegaanka Farlibaax oo 45km u jira magaalada Baledwene ay la wareegeen dagaaalamayaal ka tirsan xarakada tirsan Al-shabab, kuwaas oo weerar ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Goodax “Macquul Ma’ Ahan In Aan Imtixaannada Puntland Ka Ahaanno Tiimbareeyayaal” Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka warbixiyey halka uu maraayo khilaafkii dhanka waxbarashada ee wasaaradda iyo dowlad gobaleedka Puntland. Wasiirka…