1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Murashaxiinta Galmudug oo Ka Hadlay Korjoogteynta Doorashada, Kaalinta Ahlu Sunna iyo Arrimo Kale Musharaxiinta madaxtinnimada dowlad goboleedka Galmudug Cabdiraxmaan Odawaa, Cabdullaahi Wehliye, Kamaal Gutaale iyo Cabdi Dheere ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in loo baahanyahay dhinac 3-aad ee korjoogteeya doorashada Galmudug…