1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Lagu Taageerayo Ahlu Sunna oo Ka Dhacay Dhuusamareeb Waxaa goordhow ka dhacay Dhuusamareeb dibadbax lagu taageerayo Ahlu Sunna kaas oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan magaalada. Dubadbaxayaasha ayaa taageero u muujiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Janan Oo Gaaray Kismaayo, Una Sii Duulay Nairobi Wasiirka amniga dowlad goboleedka Jubbaland, C/rashiid Janan oo 28-kii bishan ka baxsaday xabsi ay dowladda federaalka ku haysay, kuna yaalla magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka…