Month: February 2020
-
Baarlamaanka
Guddiga Soo Xulista Baarlamaanka 2-aad Ee Koonfur Galbeed Oo Sharraxay Shuruudaha Xildhibaanada Cusub
Maxamed Keeroow Maxamed guddoomiyaha guddiga farsamada madaxa banaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee Koonfur galbeed oo wareysi gaara siiyay…
Read More » -
amaanka
Sheekh Shaakir: Shacabkeena Ayaan U Tanaasulnay
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo goor dhow warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in ay u tanaasuleen shacabka…
Read More » -
amaanka
Mareykanka Oo Duqeyn Dhinaca Cirka Ah Ka Geystay Shabeelaha Hoose
Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo gacan ka helaya ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa waxa ay duqeyn dhinaca…
Read More » -
amaanka
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dhuusamareeb Iyo Ciidanka Dowladda Oo La Wareegay Xarunta Inji
Wararka aan saakay ka helayno magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa sheegaya in dagaal qaatay in ka badan 24 saac…
Read More » -
amaanka
Soomaaliya oo Kenya ka Dalbatay Iney Dhowrto Xiriirka iyo Daris Wanaagga
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Kenya ugu baaqday in ay dhowrto qaranimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, ayna joojiso faragelinta kala duwan…
Read More » -
amaanka
Dhageyso: Xildhibaan Ka Tirsan Soomaaliland Oo Baaq Nabadeed Diray
Xildhibaan wali Axmed Xaawo oo ka tirsan golaha wakiilda maamulka Soomaaliland islamarkaanka wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu…
Read More » -
amaanka
Faah Faahin: Israsaaseyn Ay Ku Geeriyoodeen 4 Qof Oo Ka Dhacday Shabeelaha Dhexe
Wararka aan ka helayno gobalka Shabeelaha dhexe ayaa sheegaya in dad gaaraya 4 qof ay ku geeriyoodeen israsaaseyn ciidamo kawada…
Read More » -
Banaadir
Taliska Caabudwaaq Oo Soo Bandhigay Khamri Iyo Xashiish Ay Howlgal Ku Soo Qabteen
Wararka aan ka helayno gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa waxa ay ku waramayaan in magaalada Caabudwaaq ee gobalkaasi lagu…
Read More » -
amaanka
Gedo: Jubbaland Oo Ciidamo Hor Leh Geysay Magaalada Beladxaawo
Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in dowlad goboleedka jubbaland ay ciidamo fara badan geysay degmada…
Read More » -
amaanka
Galmudug oo Xirtay Rag Cadaalad u Doontay Al-shabaab
Ciidamada ammanka magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta xabsiga dhigay rag lagu soo eedeeyey in ay rabeen…
Read More »