Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ayaa Dhagax Dhigay Garoonka Waamo Ee Jubaland Sheeko:Cayaaraha Taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta Jubaland ayaa dhib weyn ku qabay daawashada tartamo kala duwan ee lagu qabto garoonka Waamo waxaana cabashada ay qabeyn dhallinyarada iyo bahada ciyaaraha ka jawaabaya madaxda… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Eedeeyey Adeegsiga Ciidan iyo Dhaqaale Sharci-darro ah Dowladda Mareykanka oo si dhow saaxiib u la ah taageerana siisa ciidamada xoogga dalka ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadashay ciidamo dowladda fedraalka Soomaaliya muddooyinkii ugu dambe ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DF Iyo Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn Ay Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsanaa Al Shabaab War ka soo baxay dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa dagaalyahanada Al shabaab. Duqeynta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Ridday Xukunno Kala Duwan Maxakamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala ridday xukunno kala duwan. Maxkamaddu waxay Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Galmudug oo Ansixisay Miisaaniyad Ka Badan 17 Milyan oo Dollar Baarlamaanka dowlad gobaleeda Galmudug ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeeshay kulan u jeedkiisu ahaa ka doodista iyo meel marinta miisaaniyadda dowlad goobaleedka 2020 oo horay ay u soo gudbisay wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhoobley: Maxay Tahay Ujeedka Safarka Madaxweyne Madoobe? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta gaaray Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo qeybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka degmada ay ku soo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Joogtada Ee Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Khilaaf Maamulkaasi Ka Taagnaa Iyada oo khilaaf uu u dhaxeeyay baarlamaanka Puntland iyo xukumadda madaxweyne Deni kaasi oo salka ku hayay cidda noqonaysa madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi marka ay dalka kawada maqanyihiin madaxweynaha iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Ibrahim(Yarey) Oo Ka Hadashay Diyaar-garowgooda, Xiritaanka Xafiisyadooda Puntland iyo Jubbaland & Xibsiyo La Diiwaan-geliyey Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey), guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta waxaa ay kulankii billaha ahaa la qaaday wakiillada beesha caalamka sida qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afika iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagareen Oo Sameeyay Xil Ka Qaadis Wasiiro, Kuwa Kalane Magacaabay Madaxweynaha dowlad goboleedka Konfur galbeed Soomaaliyaa Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxa uu xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah golahiisa wasiirada isaga oo soo magacaabay kuwa kale.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Mahdi: Inta Soomaaliya Lagu Maamulayo Federal Qaran Xoog Leh Cirkaas Ayuu Inoo Jiraa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo ka hadlayay xaaladda dalka iyo guud ahaan siyaasadda ayaa waxa uu tilmaamay in inta dadka Soomaaliyeed lagu maamulayo hanaanka federaalka aysan heli doonin…