Ganacsatada Waqooyiga Gaalkacyo oo Maalintii Sedexaad Shaqo Joojin wada Sheeko:Amniga Ganacsatada yar yar ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa maalintii sedexaad waxaa ay samaynayaan shaqo joojin,ganacsatada ayaana muujinaya cabasho. Ganacsada ayaa joojiyey shaqadooda ka dib markii ay sheegeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Hirshabeelle Oo Eedeyn Loo Jeediyay Iyo Xiisad Ka Taagan Buulo-Burde Wararka aan ka helayno degmada Buulo burde ee gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay guddomiye maamulka Hirshabeelle ay u magacaabeen degmadaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Doorasho Waqtigeeda Laga Soo Hormarinayo Shir jaraa’id oo si wadajira ay maanta magaalada Hargeysa ugu qabteen xisbiyada mucaaradka ee kala ah Wadani iyo Ucid ayaa waxa ay ku dhawaaqeen doorasho waqtigeeda laga soo hormarinayo in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Oo Sheegay In Madaxda Dalka Ay Qaab Qaldan U Mareen Qadiyadda Badda Ee Kenya Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay qadiyadda Badda dalka ee kala dhexeyso wadanka aan deriska nahay ee Kenya, waxa uuna madaxweyne Xasan madaxda dowladda hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Isbadal Cusub Oo Lagu Sameeyay Taliska Booliska Galmudug Dikareeto ka soo baxday taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa waxaa isbadal cusub lagu sameeyay guud ahaan taliska booliska dowlad goboleedka Galmudug. Taliyaha booliska Deeganada…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha DR.Yuusuf Muxidiin “Mudadii Sanadka Aheyd Ee Aan Joogay Xafiiska Xogheynta Xiriirka Kubbadda Cagta Waxaan Korarsaday Aqoon Iyo Waayo Aragnimo” Xoghayaha guud ee Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Dr.Yuuusuf Muxidiin Axmed ayaa iminka u buuxsantay mudo hal sano ah oo la shaqaynay madaxda Xiriirka waxaana jagadan loo magabaacay bisha Febraayo 2019,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga DF Oo Sheegtay In Howlgal Qorsheysan Ay Ka Fuliyeen Shabeelaha Dhexe Ciidanka xooga dalka ayaa la sheegay in howlgal qorsheysan oo lagu dilay xubno ka tirsan Al shabaab ay ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe, sida lagu daabacay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Shariif Sheekh Axmed Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka, Dhaliilna U Jeediyay Dowladda Shariif Sheekh Axmed guddooomiyaha madasha Xisbiyada qaran ayaa maalinimadii shalay oo jimco aheyd si guud uga hadlay xaaladda dalka isaga oo xusay in dadka Soomaaliyeed hadda ay u baahan yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Waddooyinka Muqdisho Oo Maanta Xiran Waxaa saakay xiran inta badan waddooyinka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana jirin wax gaadiid ah oo isticmaali kara waddoyinka xiran, dadka ayaana la arkayaa iyaga oo lugeynaya. Waddooyinka saakay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Xasan Sheekh: Arrin 30 Sano Taagneyd Maalin Laguma Xalin Karo Madaxweynaynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka hadlay xaaladda guud ee dalka isaga madaxda hadda joogta ku dhaliilay qaabka ay u doonayaan in ay u…