Magaalada Xudur oo Dugsigeedii Sare Dib Loo Furay Burburkii Ka Dib Sheeko:Waxbarashada Munaasabadaan oo lagu daahfurayay iskuulkii Dugsigii sare ee magaalada Xudur,waxa soo qaban qaabiyey bahda waxbarashada degmada Xuddur ee gobolka Bakool,iyadoo ay ka qeyb galeen Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS,Maamulka… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland oo Kulan La Qaatay Safiirka Mareykanka iyo Taliyaha Africom Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi oo hoggaaminayo Safiirka dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya danjire Donald Yamamoto iyo Taliyaha howlgalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Hadaljeedintii Kulankii Maanta Ee Golaha Aqalka Sare oo Lagu Ansixiyey Sharci Horyaalay Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey hindise-sharciyeedka jaangoynta iyo tayo dhowrka Soomaaliyeed. Kulanka golaha ayaa waxaa soo xaadiray 28 mudane oo maanta uu ku furmay kooramka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Degdeg: Dagaal Kismaayo ku dhexmaray Labo Ciidan Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in goor dhaweyd halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada amniga Jubbaland iyo kuwa taabacsan Cabdinaasir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Degmada Jalalaqsi Oo Sheegay In 7 Sanno Aysan Wax Mushaara Qaadan Taliyaha degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan Cismaan Cabdi Xasan oo u wawaramay Goobjoog News ayaa sheegay in ciidanka ka howlgalla degmadaasi aysan wax mushaara qaadan muddo ku siman 7 sanno.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Aqalka Sare Xildhibaanada golaha aqalka sare oo maalmihii ugu dambeeyay meel marinayay sharciyada qaar ee dalka ayaa maanta kulankooda waxa ay uga hadli doonaan sharciga jaangooynta dalka. Mudanayaasha golaha aqalka sare ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Oo Maanta Laga Dareemayo Gobalka Gedo Wararka aan ka helayno gobolka Gedo ayaa ku soo waramaya in saraakiil ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolka Gedo oo dhawaan dowladda…