2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Beyle oo Sharaxay Waddada Loo Marayo Deyn Cafinta Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxay waddada loo marayo in ugu dambeyn Soomaaliya laga cafiyo deymaha iyo cidda deymaha ku leh. Wasiir Beyle oo u…