2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Sheekh Shaakir Oo Soo Saaray Digniino Adag, Baaqna Diray Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug garabka Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxa uu kaga dhawaajiyay in xaaladda Galmudug ay haatan u muuqato mid…