2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Kenya ka Dalbatay Iney Dhowrto Xiriirka iyo Daris Wanaagga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Kenya ugu baaqday in ay dhowrto qaranimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, ayna joojiso faragelinta kala duwan ay ku heyso. Warxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya…