Taliye Fahad Yaasiin Oo Badalay Hoggaankii NISA Ee Banaadir Sheeko:Amniga Taliyaha hey’adda nabd sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa maanta waxaa uu xil kaqadis ku samayey taliyihii nabad sugidda gobalka Banaadir, isaga oo macaabay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Midowga Yurub oo Gaadiid Ku Wareejiyey Ciidanka Booliska Koofur Galbeed Magaalada Baydhabo ee caasimadda u ah dowlad goballeedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxaa maanta gaaray wafdi ka socda Midowga Yurub, oo uu hoggaaminayey safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Niclos Barlaanga, waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Warbaahinta Kala Hadasha Caabuqa Coronavirus Wasaaradda Caafimaadka oo Warbaahinta Kala Hadasha Caabuqa Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeel bulshada xukuumadda federaalka Soomalaiya ayaa maanta magaalad Muqdisho kulan kula qaadatay bahda saxaafadda Soomaliya , kulan kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Taliska Booliska Amisom Iyo Taliska Soomaaliya? Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Janaraal; Cabdi Xasan Maxamed “Xijaar” ayaa Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho waxaa uu ku qaabilay Taliyaha iyo saraakiisha Boliiska AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya. Kulan gaar ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Askar Ka Tirsan Dowladda Oo Lagu Dilay Muqdisho Wararka aan ka helayno Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in maanta halkaasi lagu dilay Labo askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor Oo Saxiixay Miisaaniyadda 2020-ka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye “Qoorqoor” ayaa saxiixay miisaaniyadda dowlad goboleedka Galmudug ee sanadka 2020-ka kaddib markii ay meelmariyeen golaha wasiirrada iyo mudanayaasha Baarlamanka labaad ee Galmudug. Miisaaniyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Mareykanka Oo Si Kulul Uga Hadashay Dagaalkii DF Iyo Jubbaland Ku Dhexmaray Belad Xaawo Qoraal ay soo saartay safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay dagaalkii ciidanka dowladda federaalka ah iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland ku dhexmaray afaafka hore ee magaalada Belad xaawo.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Markale Duqeyn Ka Fuliyay Shabeelaha Hoose Diyaaradaha Mareykanka ayaa waxa ay markale duqeyn cusub ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobalka Shabeelaha hoose sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay taliska Mareykanka ee Africa. Qoraal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Belad Xaawo Iyo Xaaladda Magaaladaasi Oo Maanta Degan Wararka aan saakay ka helayno magaalada Belad xaawo ee gobalka Gedo ayaa waxa ay soo sheegayaan in guud ahaan xaaladda magaalada ay maanta tahay mid degan ka dib dagaal saacado…