Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Markale War Ka Soo Saartay Coronavirus Sheeko:Amniga Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale war ka soo saartay caabuqa COVID-19 oo dhaliya xanuunka Coronavirus, ka dib markii maanta wasaaraddu ay magaaalada muqdisho kulan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Qaadacday Shirka Arrimaha Maaliyadda ee DF Iyo kuwa xubnaha ka ah ay Ku Yeelan Doonaan Beydhabo War ka soo baxay dowlad goboleedka Jubbaland gaar ahaan xafiiska wasaaradda maaliyadda maamulkaasi ayaa waxaa gabi ahaanba lagu qaadacay shirka ay dowladda soomaaliya magaalada Beydhabo kula yeelanayso wasaaradaha maaliyadda dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dalbatay In Dib Loo Dhigo Shirka Wasaaradda Maaliyadda DF Iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Qoraal goor dhow ka soo baxay xafiiska wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu codsaday in dib lo dhigo shirka la qorshenayo in magaalada Beydhabo ay ku yeeshaan wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Iiraan Oo Cabsi Ay Ka Qabto Faafidda Coronavirus Darteed Xabsiyada Uga Sii Deysay Kumanaan Maxaabiis ah Dowladda Iiraan ayaa lagu soo waramayaa in cabsi ay ka qabto in uu faafo caabuqa Coronavirus dartiis ay xabsiyada si ku meel gaar ah uga sii deysay kumanaan maxaabiis ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya Oo Bilawday Wadahadallo Ay Ciidankeeda Ugala Baxayso Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya Dowladda Kenya oo la filayo in waqtiyada soo aadan ay iskaga baxdo howlgalka midowga Afrika ee AMISOM oo ay qeyb ka tahay muddo ku siman 9 sanno. Wargeyska Daily Nation…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Akhriso: 7-da Dal Ee Afrikaanka Ah Ee Laga Helay Kiiska Caabuqa Coronavirus Ururka midowga Afrika oo soo saaray qoraal ayaa waxa ay si rasmi ah u sheegeen tirade dalalka afrikaanka ah ee laga helay caabuqa Coronavirus ee markii hore ka dilaacay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Beyle Oo Kulan La Qaatay Madaxda Bangiga Afrika Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan dalka Ivory Coast ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Hormarinta Afrika Akinwumi Adesina. Kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Isgaarsiinta Magaalada Mandheera Oo Hawada Laga Saaray Iyo Dhaqdhaqaaqa Magaaladaasi Oo Hakad Ku Jira Wararka aan ka helayno magaalada Mandheere ee Waqooyi Bari Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in maanta guud ahaan magaaladaaasi ay hawada ka maqantahay isgaarsiinta waxaana hakad ku jira dhaqdhaqaaqa guud.…