U bood dhigaalka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Markale War Ka Soo Saartay Coronavirus

Maarso 4, 2020

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale war ka soo saartay caabuqa COVID-19 oo dhaliya xanuunka Coronavirus, ka dib markii maanta wasaaraddu ay magaaalada muqdisho kulan kula qaatay deeq-bixiyaasha caalmka iyo saaxiibada daneeyo  Soomaaliya.

                                                            Halkaan ka aqriso

 

 

No photo description available.

Image may contain: text

Goobjoog News