Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 21-03-2020 Sheeko:Dalka Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Dowlada federalka Somaliya ayaa shaacisay inay howlgal ka dhacay deegaanka Janaale ku dishay sarkaal sare oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro iyo Xildhibaanno Federaalka Ah oo Soo Dhoweeyey Safarka Deni ee Muqdisho Wasiirrada iyo xildhibaannada kasoo jeeda Puntland ee ku jira dowladda federaalka ah ayaa war saxaafadeed ay soo saareen ku soo dhoweeyey safarka la filayo inuu Madaxweynaha Puntland ku yimaado Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni oo Imaanaya Muqdisho Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdillaahi Dani ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku yimaado Muqdisho iyo dowlad goboleedyada si uu u casuumo madaxda iyo saamileysa siyaasadda shir looga tashanayo aayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 19-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Soo Saaray AkhrisoMaxkamadda Ciidamada oo Sii Deysay Masuuliyiin Loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Liiska Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Soo Saaray Waxaa goor dhow guddiga madaxa bannaan ee soo xulista baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed ay soo saareen liiska xildhibaanada cusub ee maamulkaasi oo tira ahaan gaaraya 95 mudane.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada oo Sii Deysay Masuuliyiin Loo Heystay Dilka Guddoomiye Ka Tirsanaa Maamulka Shabeellaha Hoose Ismaaciil Aadan Cadow, Cabbdikariim Nuur Maxamuud, Cabdi Jaamac Cabdi iyo Daahir Cali Cabdi ayaa loo soo xiray in ay ku lug la haayeen Qarax ka dhacay gurigii uu deganaa guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amarkii Dowladda ee Duulimaadyada oo Dhaqan Galay iyo Diyaarad Laga Celiyay Hargeysa Waxaa maanta dhaqan galay amarkii dhowaan ay soo saartay dowladda federaalka ee ku aaddanaa duulimaadayada caalamiga ah in aysan dalka imaan Karin muddo 2 todobaad ah, si looga baaqsado faafidda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Lagu Dilay Gobalka Baay. Wararka aan ka helayno gobalka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in gobalkaasi saacadihii la soo dhaafay lagu dilay guddoomiyihii deegaanka Goofgaduud buureey ee duleedka magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha la dilay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kaamirooyinka Lagu Xiray Hareeraha Waddooyinka Oo La Qarxiyay Arroornimadii saakay ayaa waxaa si weyn magaalada Muqdisho gaar ahaan Jidka Maka Al-mukarama laga maqlay jugta qaraxyo lala beegsaday baallayaasha ay ku xiran yihiin kaamirooyin ay leedahay hey’adda nabad sugidda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 18-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in 15 Maalmood la xiray Laanta dambi baarista ee C.I.D. Dowladda Soomaliya ayaa shaaciyay…