Kenya: Soomaaliya Eedeynteeda waa mid ay ku Qarineyso Ballamihii ay uga Baxday Bulshadeeda Sheeko:Amniga Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay eedeynta dowladda federaalka ah ee ku aadan faragelinta ay ku heyso arrimaha Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda oo looga jawaabayo qoraallo… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Al Shabaab Iyo Ciidanka Dowladda Oo Ku Dagaalamay Baardheere Wararka aan ka helayno degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in saacadihii la soo dhaafay degmadaasi uu dagaal fool ka foola ku dhexmaray ciidanka dowladda federaalka iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Zakariye Maxamuud oo Ka Hadley Dhibaato uu Sheegay in Ciidamada Kenya ku Hayaan Soomaalida Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta si kulul uga hadlay duqeymo dhowr jeer dowladda Kenya ay ka geysatay gudaha dalka,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka 2-da Gole Oo Magacaabay Guddi Dhameystiraya Xeerarka Sharciga Doorashooyinka Qaranka Warsaxaafadeed si wada jira uga soo baxay labada guddoon ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay guddi ku meel gaar ah oo ka shaqeynaya diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka sharciga doorashooyinka…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Dhabancad: Madaxda Dalka Waxa Ay U Dagaalamayaan In Laga Guuro Hanaanka Federaalka Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay eedeyn kulul u jeediyeen madaxda ugu sareysa dalka iyaga oo ku eedeeyay in xilligan madaxda ugu sareysa dalka ay doonayaan in dib loogu laabto…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Ridday Xukun Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Daawle ayaa loo heystaa kamid ahaanshiyaha dagaalyahanada Alshabaab gaar ahaan in uu kamid ahaa dagaalamayaasha sida kediska ah u weerarta fariisimaha Ciidamada dowladda federaalka. 26-kii September 2019…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faah Faahin: Nabaddoon Lagu Dhaawacay Magaalada Boosaaso Wararka aan ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa waxa ay ku waramayaan in mid ka mid ah nabaddoonada magaaladaasi weerar lagu dhaawacay, waxaana weerarkaasi ka soo baxaya…