Akhriso: Taliska Booliska Soomaaliya Oo Taliyayaal Cusub Magacaabay Sheeko:Arrimaha Amniga Sareeya Gaas Cabdi Maxamed Xasan Xijaar taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa waxa uu deegaanada maamulka Koonfur galbeed u magacaabay taliyayaal cusub, isaga oo kuwii horena xilalkii ka badalay. Taliye Xijaar… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Kenya Oo Kiisas Kale Oo Coronavirus Ah Xaqiijisay Dowladda Kenya ayaa waxa ay xaqiijisay in kiisas kale oo hor leh oo caabuqa Coronavirusa laga helay dalkeeda, waxaana tirade guud ee dalkaasi ay sii cagacageynaysaa ilaa 7 kiis. Mutahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Sababta Dib Loogu Dhigay Munaasabadda Caleemasaarka Madaxweyne Qoorqoor Qoraal ka soo baxay guddiga qabanqaabada munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay waqtigii loo asteeyay in ay dhacdo munaasabadda caleema saarka madaxweyne Qoorqoor iyo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Warmurtiyeedka Shirweynaha Puntland Waxaa goordhow la soo saaray war murtiyeedka shirweynaha Puntland iyada oo looga hadlay arrimaha deegaannada Puntland, xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe, dastuurka, doorashada, nidaamka federaalka, amniga iyo arrimo kale. Qodobada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 17-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Shirweynihii Wadatashiga aayaha Puntland ayaa manta lagu soo xiri doona Magalada Garowe, iyada oo laga soo saari doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Muddo 4 Todobaad Ah Hakisay Duulimaadyada Muqdisho, Akhriso Sababta Qoraal ka soo baxay guddiga ka hortagga iyo u diyaar garoowga xanuunka Coronavirus ee maamulka Soomaaliland, ayaa waxaa muddo 4 todobaad ah lagu hakiyay duulimaadyadii magaalada Muqdisho sabab la xiriirta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Oo Sheegtay In Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Ay Ku Dileen Janaale War ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Janaale ay Ciidanka Danab ee xoogga dalka ku dileen lix xubnood oo ka tirsan dagaalamyaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Howlgal Ku Soo Qabatay Xubno Lagu Tuhmayo Kooxda Daacish Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee PSF ayaa saacadihii la soo dhafay waxa ay howlgallo ku soo qabteen xubno lagu tuhmayo ururka Daacish ee ka dagaalama qeybo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’isulwasaaraha Canada Oo Dalkiisa Ka Mamnuucay Ajaaniibta Cabsi La Xiriirta Faafidda Coronavirus Ra’isulwasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ka dhawaajiyay in dalkiisa laga mamnuucay ajaaniibta faraha badan marka laga reebo dadka u dhashay dalka Mareykanka iyo dadka heysta degenaanshaha joogtada ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobalka Sool Oo Ka Hadlay Taliyihii Xalay Lagu Dilay Gobalkaasi Guddoomiyaha gobalka Sool Cabdiqani Maxamuud Jiidhe oo ka hadlay dilkii xalay magaalada Laascaanood loogu geystay taliyihii sirdoonka gobalkaasi Cabdiqani Guhaad Xasan ayaa ugu horeyn waxa uu tacsi u diray qoyskii,…