Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 14-03-2020 Sheeko:Dalka Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Darawal Mooto Bajaaj ayaa maanta lagu dilay Degmada Hodon Magaalada Muqdisho. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Digniin Adag u Dirtay Dalalka Sida Sharci Darrada Ah uga Kalluumeysta Biyaha Soomaaliya Hadal ka soo yeeray dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa digniin adag loogu diray dalalka sida sharci darrada ah uga kalluumeysta biyaha Soomaaliya, waxaana dowladdu ay tilmaamtay in ay tallaabo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Wade Mooto Bajaaj Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Waxaa faahfaahino kala duwan ay ka soo baxayaan wade mooto Bajaaj oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho. Dilkan ayaa waxa uu ka dhacay xaafadda Seybiyaano, waxaana dilka gesytay nin ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Qoorqoor Oo Kulan La Qaatay Saraakiisha Amniga Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxa uu magaalada caasimadda ah ee Dhuusamareeb kulan looga hadlayay amniga kula yeeshay saraakiisha amniga ee maamulkiisa. Shirkan oo ah kii 8-aad ee shirka golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Deegaanadeeda Ka Mamnuucday Dharka Huudheyda Ah, Cabsi La Xiriirta Coronavirus Taliska booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa uu war ka soo saaray dharka Huudheyda ah ee la keeno deeganada Puntland, waxaana gabi ahaanba booliska Maamulkaasi ay mamnuuceen dharkaasi, sababa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 14-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weynee warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Dowlada Kenya ayaa ku dhowaaqday in uu dib u dhac ku yimid shir dhex mari ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Galmudug Oo Amarro Adag Soo Saaray Taliska booliska dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxa ay soo saaree amarro adag oo ay dul dhigeen shacabka ku dhaqan degaanada maamulka Galmudug, kaasi oo ku aaddan hubka sharci darrada ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 12-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Ridday Mareykanka Oo Wali Ka Aamusan Duqeyn Uu Dad Shacab Ah Ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Ridday Xukun Dil Ah Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay maanta xukun dil ah ku ridday Maxamed Cali Maxamed oo loo heysto in uu dilay mid ka mid ah ilaalada deegaanka Xamar. Xukunsanahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump oo Joojinaya Duulimaadyada uga Yimaada Yurub Cabsi Laga Qabo Coronavirus Darteed Donald Trump madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay joojinayaan dulimaadyada uga yimaada dalalka Yurub cabsi ay ka qabaan cudurka Coronavirus oo haatan caalamka ku sii fidiya. Khubad uu si…