Guddoonka KMG-ka ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Magacaabay Guddiga Doorashada Guddonka Baarlamaankaasi Sheeko:Dalka Guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee baarlamaanka cusub ee Koonfur galbeed Soomaaliya Xasan Cabdinuur Aadan ayaa magacaabay guddiga diyaarinta doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeennadiisa oo dhowaan la filayo in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Iska Hor imaad Uu Ku Dhaawacmay Taliye Oo Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Wararka aan ka helayno waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in magaaladaasi saacadihii la soo dhaafay iska hor imaad ay dad ku dhaawacmeen uu ku dhexmaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Culumada Maamulkaasi Oo Kawada Hadlay Sidii Looga Hortagi Lahaa Xanuunka Coronavirus Wasiirka cadaaladda dowlad goboleedka puntland Cawil Sheekh Xaamud ayaa waxa uu kullan magaalada Garowe kula qaatay culuma awdiinka Puntland iyaga oo kawada hadlay sidii looga hortagi lahaa xanuunka Coronavirus. Cawil…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Oo Sheegtay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Al Shabaab Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab guutadooda 1-aad ay gacanta ku soo dhigeen sarkaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo La Wareegtay Deeq Caafimaad oo Looga Hortagayo Xanuunka Coronavirus Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxa ay kula wareegtay qalab caafimaad oo looga hortagayo xanuunka faafa ee Coronavirus, deeqdaasi oo ka timid dalka Shiinaha. Garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Bangiga Hormarinta Afrika Oo Ka Cafiyay Soomaaliya Deyntii Uu Ku Lahaa Bangiga hormarinta Afrika (AFDB) ayaa 122.55 Milyan oo doolar oo aheyd deyn uu kulahaa Soomaaliya ka saamaxay, kadib markii ay lacagtaas bixiyeen Boqortooyada Ingriiska iyo wadamada ku bahoobay Midowaga Yurub,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 25-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka ayaa beenisay in Ciidamada Dowladda ay go’doomiyeen Guriga Madaxweynihii hore ee Sh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Xisbiyada oo Ka Hadashay Weerar Lala Damacsanaa Hoggaankooda Madasha xisbiyada qaran ayaa warsaxaafadeed ay galabta soo saareen waxaa ay ku dhaleeceeyeen fal ay ku sheegeen in uu ahaa isku day lala damacsaaa xarunta madasha iyo hoyga hogaamiyahooda. Madasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciiyaaryahan Ka Tirsanaan Jiray Qaranka Soomaaliya Oo U Geeriyooday Xanuunka Coronavirus Waxaa saacadihii la soo dhaafay soo baxayey dadka Soomaalida ah ee uu soo ritay xanuunka Coronavirus kuwaas oo u geeriyooday, kuna noolaa waddamada Yurub ee xanuunka uu sida aadka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Qaad Ku Gubtay Muqdisho Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Qaad ku gubtay guaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, kaas oo si dhuumaaleysi ah loo soo geliyey, waxaana gacanta ku dhigay ciidamada ilaalada Garoonka diyaaaradaha Aadan…