Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 24-03-2020 Sheeko:Dalka Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Guddoomiyaha Guddiga Caleema-Saarka Madaxda Galmudug ayaa Galkacyo kula kulmey Xaaf oo diiddan doorashii ka dhacday Dhuusamareeb. Maamulka Gaaronka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle Oo Yeeshay Miisaaniyaddii Ugu Horeysay Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta meel mariyey Miisaaniyad-sanadeed cusub oo maamulka ku shaqeyn doono sanadka 2020-ka, waana miisaaniyaddi ugu horeysay ee maamulku yeesho. Kulan maanta golaha baarlamaanka dowlad gobaleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Qaad Maanta Lagu Qabtay Caasimadda Galmudug Ee Dhuusamareeb Cabdulaahi Xasan Nuur maareeyaha garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in maanta garoonka diyaaradaha magaaladaasi ay ku qabteen hal jawaan oo qaad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Beeleed Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Jubbbada Hoose iyo Dhaawacyo La Gaarsiiyay Cisbitaalka Kismaayo Waxaa saacadihii la soo dhaafay dagaal aad u qaraar uu deegaanada Dalsan iyo Xaadweyne oo dhamaantood hoos yimaada magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada hoose ku dhexmaray maleeshiyo beeleedyo walaala ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Weriye Caan Ka Ahaa Dalkiisa Oo U Geeriyooday Cudurka Coronavirus Zororo Makamba oo ah waa weriye u dhashay dalka Zimbabwe islamarkaana caanka ahaa dalkiisa waxaa ku dhacay xanuunka Coronavirus oo markii dambe keentay in xanuunkaasi uu ugu geeriyooday dalkiisa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 24-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Guddoomiyaha Guddiga Caleema-Saarka Madaxda Galmudug ayaa Galkacyo kula kulmey Xaaf oo diiddan doorashii ka dhacday Dhuusamareeb.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Doomo La Gaarsiiyey Kalluumeysatada Degmada Hobyo Hey’adda Qaramada Midoobay u xil saaran Cunnada iyo Beeraha ee (FAO), ayaa laba doon kalluumeysi oo casri ah waxa ay ugu deeqday qaar kamid ah kalluumeysatada degmada Hobyo ee gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 23-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Laamaha Amniga Puntland aya shegay in ay gacanta ku soo dhigeen, rag looga shakiyay in ay ka tirsanyihiin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Xildhibaanada Cusub Ee Koonfur Galbeed Oo Maanta Beydhabo Lagu Dhaariyay Waxaa goordhow magaalada Beydhabo lagu dhaariyey golaha wakiilada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, kuwaas oo noqonaya baarlamanka labaad ee maamulkaasi. Xaflad ka dhacday magaalada Beydhabo oo ay goobjoog ahayeen guddiga madaxbannaan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Gacanta Ku Soo Dhigtay Rag ay La Xiriirisay Inay Ka Tirsanyihiin Al Shabaab iyo Daacish Iyada oo maalmihii la soo dhaafay ay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ay howlgallo ka wadeen ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa maanta waxa ay sheegeen in howlgallo kale oo…