Senetor Xuseen Sheekh: Xukuumadda Soomaaliya Xil Weyn iskama Saarin in Dadka ay u Sameyso Shaqo Abuur Sheeko:Dalka Senetor Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan doonayn in ay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Maamulka Degmada Warsheekh oo Gacanta Ku Dhigay Rag Degmadaasi Ku Kufsaday Haweeneey Maamulka degmada Warsheekh ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxa ay sheegeen in ay gacanta ku soo dhigeen rag la sheegay in fal kufsi ah ay xalay gudaha degmadaasi ugu geysteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoonka Golaha Shacabka Oo La Kulmay Guddiga Dhameystiraya Xeerarka Sharciga Doorashooyinka Waxaa xalay magaalada Muqdisho kullan ku yeeshay guddoonka golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo guddiga dhowaan la magacaabay ee diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka qaranka. Kullankan ayaa waxaa goobjoog ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Xildhibaan Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Waxaa faahfaahinno dheeri ah laga helayaa dil xalay kooxo hubeysan ay u geysteen xildhibaan ka tirsanaa golaha deegaanka magaalada Gaalkacyo ee dhinaca maamulka Puntland. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 23-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Ciidamada Ammaanka Magalada Galkacyo ayaa saaka halkaasi ka wada howlgallo ka socnaya Xaafadaha qaar ee Magaalada,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Saldhigga Booliska Afgooye oo Qarax Lagu Dilay Taliyihii Saldhigga ciidamada Booliska degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa lagu dilay qarax loogu xiray gaarigiisa xili uu marayey wadada xiriirisa Muqdisho iyo degmada Afgooye. Taliye Cabdiqaadir Cismaan Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Hoggaanka Ilaalinta Canshuuraha oo Ka Digay in Maciishadda La Kordhiyo Taliyaha hoggaanka ilaalinta Canshuuraha iyo dhaqaalaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka digay in maciishadda la kordhiyay. Shirkaan Jaraa,id ee uu maanta ku qaabtay Ganaraal Cabdullahi Xasan Bariise Taliyaha hoggaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 22-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faa-faahinno ayaa ka soo baxaya weerar ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen shaqaale dhisayay waddo ku taalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybo Ka Mid Ah Shaqada Garsoorka Puntland Oo La Hakiyay, Akhirso Sababta Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Puntland Maxamuud Xasan Ow Cismaan ayaa sheegay in muddo 10 cisho ah la fasaxay qeybo ka mid ah garsoorka Puntland si looga baaqsado faafidda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Qaran oo Golaha isku Dhafka ee BFS Ka Dalbaday Dedejinta Sharciyada Iyo Habraacyada Laga Doonayo Qoraal ka soo baxay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa waxaa golaha shacabka ay kaga dalbadeen in ay dedejiyaan sharciyada laga doonayo iyo sidoo kale habraacyada, waxaana si gaara…