Dalalka Uganda iyo Ereteriya oo Laga Helay Kiisaskii ugu Horeeyay ee Xanuunka Coronavirus Sheeko:Wararka Caalamka Waxaa kiisaskii ugu horeeyay ee xanuunka Coronavirus laga xaqiijiyay waddamada kala ah Uganda iyo Ereteriya oo deris la ah Soomaaliya, waxaana kiisaskan cusub ay sii kordhinayaan kuwii horey looga helay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo Sheegtay in ay Gacanta Ku Dhigeen Madaxii Sirdoonka Al Shabaab ee Shabeellaha Hoose Howlgal ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobalka Shabeelaha hoose ayaa waxa ay sheegeen in ay ku soo qabteen madaxii sirdoonka Al shabaab ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 22-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin Ciidamada Amaanka Dowldaa aya xalay howlgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyay qeybo ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Waraaradda Caafimaadka oo War Ka Soo Saartay Muwaadiniinta Dalka Imaanayo Ka Dib Fasixii Duulimaadyada Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada iyada oo tixraacaysa war-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya 21/03/2020 oo lagu fasaxayay diyaaradaha dalka soo galaya muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 21-03-2020 Qodobada barnaamij wareedka galabnimo ee GoobjoogFM ugu doorka roon ayaa waxa ay kala yihiin: Dowladda Somaliya ayaa muddo laba maalmood dib u fasaxday Duulimayada Caalmaiga oo maalmo ka hor la hakiyay. Dowladaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Dhabancad: Puntland Wadahadal Xamar Kulama Galeyso Dowladda Federaalka Wasiirka arrimaha gudaha dowlad goboleedka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe ayaa waxa uu sheegay in maamulka Puntland aysan magaalada Muqdisho u tagi doonin sidii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Muddo 2 Maalin Ah Dib U Fasaxday Duulimaadyada Caalamiga Ah War qoraala oo ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in muddo 2 maalin ah dib loo fasaxay duulimaadyadii caalamiga ahaa oo dhowaan dowladdu xayiraaddu ku soo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Goobjoog: Itoobiya Oo Ciidan iyo Hub Soo Gelisay Soomaaliya, Sidee ugu Tunteen Sharciga? Ciidamo iyo gaadiid hor leh oo Itoobiyaan ah ayaa jimcihii soo galay gudaha Soomaaliya kadib markii ay ka soo gudbeen magaalada Jigjiga. Ilo xog-ogaal ah oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiinta Hawiye Ee Ku Jira DF Oo Ka Shiray Saami Qeybsiga Ay Ka Heleen Koonfur Galbeed Kullan xalay ay Muqdisho ku yeesheen wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda federaalka ah kana soo jeeda besha Hawiye ayaa waxa ay uga shireen saami qeybsiga laga siiyay xildhibaanada cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Sarkaal Sare Oo Al Shabaab Ka Tirsanaa Ku Dishay Duleedka Janaale War ka soo baxay dowladda federaalaka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sarkaal sare oo ka tirsanaa dhaqdhaqaaqa Al shabaab ay ciidanka xoogga dalka ku dileen nawaaxiga magaalada Janaale ee gobalka…