Wasaaradda Caafimaadka oo War Ka Soo Saartay Faafitaanka Coronavirus Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii ka cusboonaada caabuqa COVID-19, waxay umadda la wadaagaysaa qodobadan: 1. Waxay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Qofkii ugu Horeeyey oo Soomaaliya ugu Geeriyoodey Coronavirus Dr. Cabdirisaq Axmed Yuusuf u oo ah u qaabilsanaha tayada Daawada wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ahna sarkaal waasaaraddaas uga hadlo arrimaha Coronavirus ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in qofkii ugu horeeyey…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadalka Awoodda Caalamka Karona Fayras Kadib Fayrasloogu magac daray “COVID-19” wuxuu December sanadkii tagay ka soo bilawday dalka Shiinaha gaar ahaan magaalada Wuhan oo dhacda bartamaha dalkaas. Fayraska oo bilawgii hore dawlada Shiinuhu qarisay illaauu faraheeda…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Qormo: Eraybixinta Soomaaliga Eraybixin waxaa ula jeedaa marka fikir, tab ama walax af ama dad aan Soomaali ahayni ay sidaan la isku dayo in loo helo af Soomaali. Eraybixin waxay noqon kartaa eray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 08-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Hoobalka Axmed Ismaciil Xudeydi ayaa Cudurka CORONA ugu geeriyoday Magalada London ee Dalka Ingariiska. Guddomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Gubtay Qaad Lacag Ahaan Gaaraya Rubuc Million Doolar oo Loo Soo Waday Muqdisho Ciidamada badda dowladda Kenya oo howgallo roonda ah ka waday xeebta Lamu ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen labo doomood oo qaad u siday magaalada Muqdisho, waxaana ciidamada ay meel…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Shuute oo Amar Ku Bixiyay in Nolol iyo Geeri Lagu Soo Qabto Ciddii Dhibaato Dambe Ka Geysata Degmada Wanlaweyn Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa waxaa uu amar ku bixiyay in tallaabo laga qaado cidkasta oo wixii haatan ka dambeeya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Dhaqtar Lagu Dilay Degmada Yaaqshid Waxaa faahfaahinno laga helayaa kooxo hubeysan oo xalay degmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir ku dishay Allaha u naxariistee dhaqtar Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Xasan xaayoow. Dilka dhaqtarka ayaa waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Boqorkii Cuudka Axmed Xudeydi oo Ingiriiska Ku Geeriyooday Sannadkii 1928 ayuu Axmed Ismaaciil Xudeydi ku dhashay magaalada Berbara. Xudeydi wuxuu hana-qaadkiisii nolosha ku qaatay magaalada Cadan ee dalka Yemen ka hor intii uusan kusoo laaban Soomaliya isagoo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Boosaaso Waxaa warar dheeraada laga helayaa qarax sababay khasaare kala duwan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, iyada oo wararka qaraxaas la xiriirana ay yihiin kuwa…