Hobalkii Caanka Ahaa ee Axmed Xudeydi oo London ugu Geeriyooday Xanuunka Coronavirus Sheeko:Dalka Allaha u naxariistee waxaa magaalada Londo ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Abwaan, fannaan, mulaxamiiste Axmed Ismaaciil Xudeydi kaas oo u geeriyooday xanuunka Coronavirus. Fannaankan, ayaa la sheegay in maalmihii dambe… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 08-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Fannaan Somliyed ayaa ku goor dhow ku geeriyoday Magalada London ee Dalka Ingariiska…. Wasaaradda Caafimadka Somaliya…