1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya AUN Nuur Cadde oo lagu Aasay London Marxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) waxa uu magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Kowdii bishaan April. Dabayaqadii bishii Maarso ayuu soo ritay cudurka Coronavirus markii uu isku arkay…