Dowladda Imaaraadka oo Deeq Caafimaad Soo Gaarsiisay Soomaaliya Sheeko:Dalka Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde soo caga dhigatay diyaarad ka timid dalka Imaaraadka Carabta oo sidday deeq caafimaad taas oo lagu caawinayo ummadda Soomaaliyeed. Masuuliyiin… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabeelle oo Ciidamo Geysay Xadka Gobolka Hiiraan Ee Itoobiya Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ciidamo geysay xadka gobolka Hiiraan uu la wadaago dalka Itoobiya sababo la xariiro xanuunka Coronavirus, ciidamada la geeyey xadka ayaa isugu jiro Milatari iyo Boolis kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Hadashay Xanuunka Coronavirus Madasha xisbiyada qaran ee dalka ayaa war ka soo saartay xanuunka Coronavirus kaas oo ka dilaacay dalka lagana diiwaan geliyey kiisas dhowr ah, oo isugu jiro dhimasho iyo kuwo uu…